News

Xukuumadda Puntland ayaa maanta si shuruud la’aan ah ku sii daysay qaar kamid ah dhalinyarada Gaalkacyo oo shalay loo xiray cabasho ay ka muujiyeen baahiyaha ka jira Gobolka Mudug oo aysan waxba ka ...
Maamulka gobolka Mudug ayaa markii ugu horaysay faahfaahin ka bixiyay shan dhalinyaro oo lagu xirey Gaalkacayo, kuwaas oo horey u wadey mudaharaad ay ku dalbanayaan sidii wax looga qaban-lahaa ...
Kaddib dagaal culus oo saacado badan qaatay ciidamada difaaca Puntland ayaa firxadkii ugu badnaa ee Daacish ku dilay aagga Sadow ee togga Baallade. Ciidamada oo shalay hawlgal xooggan ku qaaday ...
Xukuumadda Puntland oo caddaysay mowqifkeeda Shirkii uu iclaamiyay Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dalbatay in la fuliyo shuruud adag, oo ay ku xirtay ka qeyb-galka Shirka, taasi oo ah in Villa Somalia ...
Hay’adda nabad-sugidda iyo Sirdoonka Puntland ee PISA ayaa Khamiistii saacado ku xannibtay garoonka diyaaradaha Garoowe agaasimaha waaxda Qiimeynta wasaaradda Qorshaynta Soomaaliya, Maxamuud Siciid ...
In 2022, when President Said Abdullahi Deni of Puntland contested the presidency of Somalia, about 30 per cent… Sii akhri ...
Cutubyo ka tirsan ciidanka Daraawiishta Puntland oo ka gadoodsan mushaar la’aan ayaa saaka laamiga dheer ka xirtay inta u dhexaysa degaannada Karin iyo Laag ee gobolka Bari. Ciidamadan oo fadhigoodu ...
Ciidamada difaaca Puntland oo hawlgal ka sameeyay togga Baallade ayaa firxadkii mileeshiyaadka Daacish ka furtay hubka noocyadiisa kala duwan, Rasaas, daroonis qarxa iyo agabyo ciidan. Warbixin uu soo ...
The Information Minister of Puntland State, Mohamud Aidid, yesterday claimed that Sool, Sanaag, Cayn, and… Sii akhri ...
Dr Guled Salah Barre, a vocal critic of the President of Puntland, formerly served as Chairman of the Puntland Electoral ...